Madaxweyne Lafta Gareen oo Kulan Xasaasi ah la qaatay Golaha Amniga K/G (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir Gudoomiyey shirka Gollaha Amniga Koonfur Galbeed oo ay ka qeybgaleen Wasiirka Amniga,Saraakiisha laamaha Amniga Qeybahooda kala Duwan.   Shirkan ayaa intii uu socday waxaa warbixin looga dhagaystay Qaar kamid ah saraakiisha Laamaha Amniga waxaana ay sheegeen in Qeybaha kala Ciidanka Habeen iyo Maalin … Continue reading Madaxweyne Lafta Gareen oo Kulan Xasaasi ah la qaatay Golaha Amniga K/G (Sawirro)